7 Saacadood ayaa Dhallinyarada Soomaaliyeed Ku Lumiyaan Internetka Maalin kasta
Dadka ilaa hadda ka qayb qaatay codbixinta ku saabsan waqtiga ku luma internetka ayaa tibaaxay in celcelis ahaan ay maalin kasta kaga lunto 4 saacadood. Codbixinta oo weli furan (halkan riix) waxay...
View ArticleKenya ma waxay shacabkeeda u diyaarineysaa in ay ku guul daraysatay...
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Kenya, Moses Wetangula, oo ahaa kii bilaabay in muran la geliyo qayb kamid ah badda Soomaaliya, oo February 18, 2019 waraysi siiyey TVga KTN ayaa muujiyey in Kenya...
View ArticleRamadaan Mubaarak
Asalaamu Calaykum Waraxmah … Waxaa farxad u ah Bahda SomaliTalk.com inay dhammaan ummada Muslimiinta ah, gaar ahaana ummada Soomaaliyeed, ugu hambalyeyso dhalashada bisha barakaysan Ramadaan ee...
View ArticleCiid Mubaarak – Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr – Eid Fitri
كل عام وانت بخير Talaado June 4, 2019: Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ramadaan ee Ciidul-Fidriga u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk....
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo dib u habeyn ballaaran ku sameeyay hay’adaha amniga dalka
Muqdisho, 16ka Ogoosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah hay’adaha amniga dalka...
View ArticleCIID MUBAARAK – Bahda SomaliTalk waxay Muslimiinta u dirayaan Hambalyada...
CIID MUBAARAK – Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr – Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adxa u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo dib u habeyn ballaaran ku sameeyay hay’adaha amniga dalka
Muqdisho, 16ka Ogoosto, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah hay’adaha amniga dalka...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan...
Muqdisho, Maarso 16, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo u diray shacabka Soomaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Coronavirus (Covid-19) ayaa...
View ArticleRamadaan Mubaarak
Asalaamu Calaykum Waraxmah … Waxaa farxad u ah Bahda SomaliTalk.com inay dhammaan ummada Muslimiinta ah, gaar ahaana ummada Soomaaliyeed, ugu hambalyeyso dhalashada bisha barakaysan Ramadaan ee...
View ArticleFadliga Bisha barakaysan ee Ramadan
Fadaaisha ay leedahay Bisha Ramadaan ma, aha wax lagu soo koobi karo qoraal ama dhowr maqaal, waxaa laga qoray kutub aad u waaweyn, hadabba waxaan isku dayeenaa in aan ka tilmaano waxooga ka mid ah...
View ArticleCiid Mubaarak – Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr – Eid Fitri
كل عام وانت بخير May 23, 2020: Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ramadaan ee Ciidul-Fidriga u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan...
View ArticleQaasim Cabdisalaan Yuusuf Faahiye oo ku Geeriyoodey Dalka Turkiga
Inaa Lillaah Wa inaa ileyhi raajicuun. Maanta, June 10, 2020, waxaa magaalada Ankara ku geeriyoodey Qaasim Cabdisalaan Yuusuf Faahiye. Allah ha u naxariisto, jannatul fardowsanaha haka waraabiyo....
View ArticleSoomaaliya oo Kenya ku cambaaraysay faragelinta ay ku hayso Badda Soomaaliya
“DFS waxay ka xuntahay faragelinta qaawan ee Kenya ee arrimaha doorashooyinka Jubaland taasoo dooneyso in ay cadaadis siyaasadeed uga dhigto Dawladda Federaalka Soomaaliya si ay danaheeda uga gaarto...
View ArticleNaqshadda WordPress Ku Baro Af-Soomaali – Hordhac
Waa casharro video ah oo xiriir ah, kuna saabsan barashada xeerarka lagu dhiso naqshadda WordPress. Waxaadna kala socon kartaan AqoonKaal.com ama https://youtube.com/aqoonkaal Casharkan hordhaca ah waa...
View ArticleDib u eegista Taariikhda Soomaaliya: Dr. Saadiq Eenow – Qaybta: 3aad
Qaybtan waxa ay ku saabsan tahay Taariikhda Soomaaliya xilligii bilowgii Islaamku soo gaarey Soomaaliya iyo safaradii ay Soomaaaliya ku yimaadeen bad-mareenadii Carbeed iyo bad-mareenadii Muslimiinta...
View ArticleYAA UMAQAN TAARIIKHDA SOOMAALIDA
Marka laqorayo taariikhda midda ugu fiicani waa tan ay qoreen raggii sheekada goob-joogga u ahaa, maxaa-yeelay iyaga ayaa xusuus-toodii dib ugu noqonaya, kadibna jiilasha soo socda usoo guurinaya....
View ArticleMowqifka Soomaaliya ee Dacwadda Badda ee Hauge lagu qabanayo Maarso 15, 2021
Soomaaliya ma ogola in dacwadda dib looga dhigo Bishan Maarso 15, 2021… Kenya waxay codsatay in dib loo dhigo…. Qoraal ay soo saartay maxkamadda Hauge waxay caddaysay in dhegeysiga dacwaddu...
View ArticleBollettino Ufficiale Della Repubblica Democratica Somala – Mogadiscio 21...
FAAFINTA RASMIGA AH EE XEERKA BADDA SOOMAALIYA – LAW No. 37 of 10 September 1972 – Law on the Somali Territorial Sea and Ports. Page 244 of Bollettino Ufficiale, ANNO IV – FAAFINTA RASMIGA AH…
View ArticleMaxkamadda Hauge qoraalkii ay Maarso 15, 2021 kasoo saartay dhegeysii...
AKHRI: Qoraalka Maxkamadda Hauge ay March 15, 2021 ka soo saartay dacwadda badda Soomaaliya oo ay Soomaaliya soo bandhigtay….
View ArticleMaxkamadda ICJ dacwadda badda ma u xakumi doontaa Soomaaliya ayadoo la...
Qodobka 53aad ee habraaca xeerka u deggan maxkamadda caalamiga ah ee Hauge waxa uu qeexayaa: “Markasta oo hal dhinac uu hor iman waayo maxkamadda, ama ku guul darraysto in uu difaacdo dacwaddiisa,...
View Article