Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Maxkamadda ICJ dacwadda badda ma u xakumi doontaa Soomaaliya ayadoo la cuskanayo qodobka 53aad ee habraaca maxkamadda

$
0
0

Qodobka 53aad ee habraaca xeerka u deggan maxkamadda caalamiga ah ee Hauge waxa uu qeexayaa:

“Markasta oo hal dhinac uu hor iman waayo maxkamadda, ama ku guul darraysto in uu difaacdo dacwaddiisa, markaa garabka kale (ee dacwaddu kala dhexayso) waxa uu weydiisan karaa in maxkamaddu u go’aamiso (sida uu doonayo garabka hor yimid maxkamadda).

Article 53:

  • Whenever one of the parties does not appear before the Court, or fails to defend its case, the other party may call upon the Court to decide in favour of its claim.
  • Tixraac halkan: https://www.icj-cij.org/en/statute

Dhegeysigii dacwadda badda Soomaaliya ee March 15, 2021 ka bilowday Hauge, waxaan soo xaadirin Kenya, halka Soomaaliya soo xaadirtay.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles