“Xasan Shiikh , Jawaari iyo Cabdiweli midna ma Awoodi karo in uu Bixiyo Badda...
Cali Maxamuud Faarax ( Cali Seko) oo ka mid ahaa Xildhibaanadii hore, haatan ah Siyaasi inta badan ka hadla Xaalada Siyaasadeed ee ku soo korodha Soomaaliya oo ka hadlayey War Dhawaan Soo Baxay oo ku...
View ArticleMuumin Giriig “Waa yaabe Maxaa isku soo beegey Magacaabista Cumar...
Xasan Shiikh oo ku sii jeeda Bisha soo socota Dalka Mareykanka iyo Banaanbaxyo la doonayo in looga hortago ka dib markii uu Qaramada Midoobey u Gudbiyey Qoraal Muran lagu gelinayo Badda Soomaaliya ....
View ArticleDhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la...
Warbixin dheer oo uu qoray ururka ECOTERRA (July-Sept 2010) oo ku saabsan badda Soomaaliya ayaa cinwaankiisu ahaa “Dhul-badeedka Soomaaliya: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego.”...
View ArticleHalkan ka daawo go’aankii Baarlamaankii hore ku diidey heshiiskii...
IN LA DIIDO IS-AFGARADKII: In Is-afgaradkii Xukuumaddu la soo gashay Dawladda Kenya in la diido oo arrintaas laga dhigo waxba kama jiraan, oo la yiraahdo xukuumada is afgaradkii aad keenteen...
View ArticleXildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa “ Go’aankii hore ee Baarlamaankii ku meel...
Iyadoo maalmahan ay dib u soo noolaatay Sheekadii Xadeynta Badda Soomaaliya isla markaana Madaxweynaha Dawladda federaalka Somaaliya Xasan Shiikh Maxamuud dhawaan uu waraaq u qoray qaramada Midobay...
View ArticleWeli Ma Quusannin Waraabayaashii Baddu !!
Arrimaha muujinayaa in horarradii shalay ay hagardaameynta halkoodii ka wadaan wey badanyihiin, aanse ka soo qaadanno qoraal hordhac ah oo laga soo saaray qodobbada looga hadli doono shirka Istanbul....
View ArticleProf Saciid Ciise Maxamuud “ Xisbiga Dadka wuxuu u arkaa Qoraalka...
Dr. Saciid Ciise Maxamud oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Dadka oo ka hadlayey Qaraalkii Madaxweynaha uu 30-kii June sannadkaan uu u Gudbiyey Qaramada Midoobey ee Badda Soomaaliya ayaa yiri “Sida ku cad...
View ArticleSweden: Xarunta dhaqanka Islaamka oo soo bandhigtay aqoon isweydaasi ku...
Hordhac: Guud ahaan wadamada qaarada yurub, gaar ahaana wadamada iskandaneefiyaanka ayaa waxaa sanadihii ugu dameeyey aad ugu soo badanaayey waalidiinka caruurtooda laga qaato. Caruurtaas ayaa...
View ArticleHa’yada HARO oo Muqdisho ka wada Barnaamjika Afurinta Dadka Masaakiinta ah ee...
Iyadoo Ha’yaddaHaro looga bartey in ay marka la gaaro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay ka bilowdo Magaalada Muqdisho Barnaamj ay gacan ku siineyso dadka Masaakiinta ah ee Soomaan kuwaa oo aan awoodin...
View ArticleAdmiral Faarax Qare “Soomaaliya Waxay ku Waayeysaa 97% xuquuqdeeda Badda ay...
Hadalkaas wuxuu yiri kahor safarkiisii qarsoodiga ahaa ee lagu geeyey Holland “… riigagga batroolka laga qodo Xamar dushiisa meel aad arkeysid haddii aad xeebta istaagtid. Kalluunkii in laga dabto ayey...
View ArticleMilkiilihii Dhismihii Baar Bakiin oo Cadaaladdaro ku Tilmaamey Burburintii...
Milkiilaha Dhismihii Bar Bakiin ee ku yiiley Agagaarka Km 4 la bur-buriyey Bishii June ee Sannadkaan ayaa Saxaafadda u soo bandhigay Qoraalo ama Document-yo Caddeynaya Sharci ahaanshaha...
View ArticleXildhibaan Xiddig “Waxaan Beesha Caalamka u sheegayaa in aynaan marnaba...
Iyadoo muddooyinkan dambe dib ay u soo cusboonaatay arrinta heshiiskii xadeynta Badda Soomaaliyeed ayaa waxaa mar kale arrintaa daah rogay Siyaasiyiin iyo aqoonyahano Soomaaliyeed kuwaasoo tafaasiil...
View Article“Maxaa Isku Dan Ka Dhigey Al-shabaab, Itoobiya, Kiiniya IWM,” Dadka...
Qalinkii Maxamed Macallin Cismaan (All-man) Minnesota USA : - fatxumaalik@hotmail.com F.G, Codsi iyo Afeef : – waxaan ka codsanayaa shacabka soomaaliyeed ee heley ama akh-ristey fariintan, in ay wax ku...
View ArticleSuleymaan Maxamed Ibraahim “Waa yaabee ma hadda ayaa la heley Wadankaan waa...
Suleymaan Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa Xildhibaanadii hore ee Dowladii Kumeel gaarka ahayad ayaa mar uu u waramayey Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta ayaa soo hadal qaadey Qoraalkii uu Madaxweyne...
View ArticleHay’adda Samafalka ee Tamkiin Foundation oo Gargaar Cunto ah Gaarsiisay Dad...
Hay’adda Samfalka ee Tamkiin oo ka mid ah Hay’adaha Waddaniga ah ayaa gargaar cunno waxay gaarsiisay dad danyar ah oo ku nool gobollada Banaadir, Shabeellada Hoose, Jubbada Hoose iyo Waqooyi Galbeed....
View ArticleSoomaaliya oo Cambaaraysay Israel weerarkeeda Gaza
War saxaafadeed ( Faafin degdeg ah) Xoogaga Israel waxa ay xoojiyeen 20 July duulaankooda joogtada ah oo ay ku qaadeen Marinka Gaza ee Falastin . Wasaaradda Arrimaha Dibaddu : Waxa ay si adag u...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh “Cid aan Dacwo u qabno, ama Dood u qabno iyo Cid aan...
“Maalintii Shaley oo Bishu ahayd 21 Dowlada Somaaliya waxay Gudbisey Xudeedaheeda oo ah EEZ 200nm iyo Continental Shelves 350nm” “Ciddii Dacwad noo qabta oo Caalamka ka tirsan iyagaa soo qaylin doona”...
View ArticleWasiirka Kalluumaysiga DFS oo ka hadlay Warqadii June 30, 2014 uu...
Qoraalka ay Norway u diyaarisay Soomaaliya waa mid lagu soo cusboonaysiinayo muran gelintii badda Soomaaliya…. Waa qoraalka july 21, 2014 uu madaxweynaha DFS u gudbiyey UN … Waa murankii ay diideen...
View ArticleSaado Cali Warsame oo lagu dilay Muqdisho
Xildhibaanad Saado Cali Warsame ayaa lagu diley magaalada Muqdisho. Warar hordhaca ayaa sheegaya in dabley hubaysan ay maanta July 23, 214 rasaas ku fureen gaari ay saarnayd marxuumadu, oo marayey meel...
View ArticleSoomaaliya: xil ka qaadis lagu sameeyey Xeer Ilaaliyihii Guud ee Qaranka
Shirkii Golaha Wasiirada oo Galabta Lagu Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Wasiirada DFS: Muqdisho, 24, Luuliyo, 2014….Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka...
View Article