Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xornimadii 1-da luuliyo iyo sida xaalku yahay maanta!!

Cabdinuur Faarax Maxamud Email guuleed72@hotmail.com Sallaamullahi calleykum Walaalaha Soomaaliyeed Ramadaan kariim dhammaatiin Meel kastoo aad ku sugantihiin iyo xaalkastoo aad ku sugan tihiin. 1da,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TARTANKII QUR,AANKA EE KOOFUR AFRIKA OO MAANTA FURMAY

Waxaa maanta oo ah 07da ramadaan kuna aadan 05/07/14 masaajidka imaamu shaafici ee magaalada Johannesburg ka furmay tartankii qur,aanka kariimka oo ay ku tartamaayeen dugisyada dalkan koofur afrika...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa Dowladda ku eedeeyay in ay...

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk July 5, 2014 · Qarax Ismiidamin ah ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Afaafka hore Golaha Shacabka ee Magaaladda Muqdisho ,waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qarax ka dhacay Buuulo Xaawo oo ay ku dhinteen 5 askari ee dawladda...

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk July 6, 2014 – Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxay Dagaal ay Ciidamo ka tirsan Xarakada Shabaab ku qaadeen Gudaha Dalka Kenya,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R.W Cabdiwali oo furay shirka wadatashiga Xeerka Saxaafadda

Muqdisho, July, 07, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wasiirka Warfaafinta Mustafa Sheekh Cali “Dhuxuloow”, ayaa galabta furay shirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeyn ku Diley Qoys ka Kooban 10 Qof

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 7-7-2014 · Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda Hoose waxay sheegayaan In Diyaaradaha Dagaala Kenya ay Duqeymo ka geysteen Tuulyinka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Qaramada Midoobay u gudbiyey...

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobay u gudbiyey qoraal ku taariikhaysan June 30, 2014 kaas oo ku saabsan badda Soomaaliya, waxaana UN-ku faafisay July 3, 2014. Qoraalkaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maqaayad (Restaurant ) aad ka Heleysid 176 Nooc oo Cunto ah.

Restaurant Khana Khazana International oo markii ugu Horeysey laga Furey Soomaliya Sayid Hotel oo aad ka heleysid Jiif iyo Cunto Macaan Magaalayadda Caalamiga ah ee Khana khazana ayaa markii ugu...

View Article


Golaha Wasiirrada oo kulan la qaatay laamaha ammaanka dalka iyo Gudiga...

Muqdisho, ….Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Taliyayaasha laamaha Ammaanka, Maamulka gobolka Banaadir, Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan...

View Article


Kooxo Bistoolado ku Hubeysan ayaa Muqdisho ku diley mid ka mid ah...

Kabtankii ugu Horeeyey ee Kubada Cagta Maxamed Aadan Khalaf Shongole oo lagu Aasey Duleedka Magaalada Muqdisho. Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 8-7-2014 · Kooxo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Minneapolis: Gudoomiyaha Degmada 6’aad Abdi Warsame Oo Meel Mariyey Sharciga...

Minneapolis : Gudoomiyaha Degmada 6’aad ee magaalada Minneapolis, Mudane Abdi Warsame ayaa maanta gudiga horumarinta bulshada ee golaha degaanka horgeeyey xeerar cusub, cinwaankiisu yahay 13 cutubka...

View Article

Muqdisho oo lagu Diley Garyaqaan si weyn looga yaqaan Dalka.

Dowladda Federaalka ayaa faahfaahin ka bixisey Weerara lagu ekeeyey Xaraunta Madaxtooyada …. Madaxeynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xilkii ka qaadey Agaasimihii Madaxtooyada Halkaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado badan oo...

Qebtii 2aad ee qormadaan waxaan ku xusay in aan soo gudbin doono qaar ka mid ah luuqadaha Qaaradda Afrika looga hadlo ee qarka u saaran in ay dabar go’aan ama dhintaan. Haddaba, maadaama ay jiraan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mar unbaa mid lagu meelmariyo maahir noo kacaye! (qaybta 1aad)

Kacaankii ay u magacdareen kacaankii-warshadaha marka uu ka bilawday dhulalka reer yurub ee uu ingiriisku ugu horeeyay bartimihii qarnigii 18aad, ayay xoogagii reer yurub u tafaxayteen inay raadsadeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Midowga Afrika oo Soomaaliya u soo Magacaabey Ergeyga Gaarka ee Midowga...

iyo Safiirkii DF Soomaaliya u fadhiyey Ingiriiska oo loo magacaabay Taliyaha Nabadsugidda DF Soomaaliya…. Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk July 11, 2014 · Midowga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan ku saabsanaa Daahfurka Filimka Dhibaatooyinka Burcad Badeeda ay ku...

Kulan si heer sare ah loo soo agaasimey islamarkaana lagu soo bandhigey Muuqaal ka Turjumayay Dhibaatooyiinka laga dhaxlay Falalkii Burcad Badeeda ee Sanadihii la soo dhaafey sida Xowliga uga socdey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Somaliya Federal Dawlad la’an ah!! Qaybta 1aad

Marka laga hadlayo Hab-dhiska guud ee dawlada, dawladaha waxaa loo qaybshaa labao nooc:  Dawlad Federal ah (Federal State) iyo Dawlad Midaysan (Unitary State) Ugu horeyn Nidaamka federalka, waa qaab ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Quraanka iyo xidhiiidhka la rabo in uu dhex maro qofka Muslimka ah

Asalaamu Alaikum Walaal Allah wayn waxa aan ka baryayaa in uu inaga aqbalo wanaaga aynu bisha samaynayno. Intaa ka dib walaal waxa aan halkan ku soo lifaaqay barmaamijkii koowaad ee barmaamijyo taxana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa Muqdisho uga Xog –Ogaalsan Nicholes Kay ?

Muungaab “Muqdisho Waa Nabad” 27–dii February ee Sannadkaan waxaa loo Magacaabey Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muun Gaab) Magacaabistaas ayaa waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya ma is-hor-taagi doonaan Madaxweyne Xasan xagal...

Soomaaliya waxay leedahay mid kamid ah xeebaha ugu dheer qaaradda Afrika, kuna dhereran Badweynta Hindiya iyo Badda Cas (ama gacanka cadmeed), baddaas baaxadda weyn waxaa dhex jiifa khayraad aad u...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live