Federal Republic of Somalia hold discussions with Shell and ExxonMobil in The...
On Friday 13 June 2014, His Excellency Minister Daud Mohamed Omar, Minister of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia visited the headquarters of Shell in The Hague, The...
View ArticleWasiirka Batroolka Soomaaliya oo laga codsaday in uu Guddiga cusub ee dib u...
Haddii si cad naloo dhaco oo boobka la sharciyeesto, calaacal iyo qeylo iyo mudaharaad waxba inooma tari doonaan ee hadda inta goori goor tahay aan gacmaha isqabsanno oo aan ka hortagno. Waxaan Ummadda...
View ArticleWarar Goosgoos ah oo ku saabsan Soomaaliya
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 22-6-2014 · Waxaa Dalka Holand ku soo dhamaadey Shirweyne ay laahaayeen Madaxda iyo Taageerayaasha Xisbiga tayo, waxaana kulnakaas...
View ArticleKenya oo duqaysan degaanno ka tirsan gobolka Jubbada Hoose ee Soomaaliya
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 23-6-2014 · Wararka aan ka heleyno Deegaanada Pundland waxay sheegayaan in Maamulka Pundland uu si weyn uga soo horjeestey Heshiis ay...
View ArticleGolaha Wasiirradda Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii ay gaareen Dhinacyadii Isku...
Mogadishu, June 24, 2014—–Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, kaasoo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed...
View ArticleShir looga hadlayo Jinsiyadda Soomaalinimada oo ka socda Jabuuti
Waxaa ka socda caasimadda waddanka Jabuuti ee jabuuti , shir looga arrisanayo dhalashada ( jinsiyadda) Soomaalinnimada. Sida uu caddeeyay wasiirka arrimaha Gudaha iyo Faderaalka ee Soomaliya C/laahi...
View ArticleWarar Goos goos ah ee Soomaaliya – June 26, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 26-6-2014 · Wararka aan ka heleyno Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in Saakey Oroortii uu halkaas uu ka dhacay...
View ArticleSoomaaliya oo saxiixday heshiiska ciidamada heeganka ee dalalka Bariga Africa.
Warsaxaafadeed- 26-06-2014 Madaxda dalalka Bariga Africa ayaa magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea maanta ku gaaray heshiis dhigaya in si rasmi ah loo howlgaliyo ciidamada heeganka ee ay...
View ArticleSHIR JARAA’ID - BURCAD BADEEDNIMADII OO AAN CAGO KU TAAGNEYN:
DARAASAD CUSUB 26ka June 2014, Muqdisho. Xarunta Soomaaliyeed ee Macluumaadka ka Hortagga Burcad badeeddu waxay hotel Jazeera ku qabatay madasha kulankeeda 8aad, bishan June 26 keeda, 2014 ka. Ajandaha...
View ArticleArdeydii ugu Badneyd oo ka Qalin Jabisay Jaamacada Horseed International...
Waxaa Hotelka City Palace ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey taasoo ku saabsaneyd ardey ka Qalin Jebisay Jaamacada Horseed International University ,waxaana...
View ArticleRamadaan Mubaarak
Asalaamu Calaykum Waraxmah .. Waxaa farxad u ah Bahda SomaliTalk.com inay dhammaan ummada Muslimiinta ah gaar ahaana ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeyso dhalasha bisha barakaysan ee Sanadkan, Ramadan...
View ArticleDagaal u Dhaxeeya Norway iyo Sweden oo ku saabsan Batroolka Soomaaliya, gaar...
Shirkadaha Shidaalka ee Norway iyo Sweden oo isku haysta cidda sahaminaysa ceelka shidaalka ee Holhol.. Joornaalka ugu weyn Sweden ee Aftonbladet ayaa qoray warbixin dheer oo uu kaga hadlay in dagaaal...
View ArticleR.W Cabdiwali “Geesiyaashii u huray naftooda in xoriyadda la helo, waxaa ka...
Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa hambalyo ku aadan sanad guuradii 54aad ee ka soo wareegtay 1-dii Luuliyo 1960 u diraya dhammaan...
View ArticleIsbitaalka Keesaney ee Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa la dhigey Lix oof oo...
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 1-7-2014 · Waxaa Magaalada Muqdisho intii lagu guda jirey Bisha Ramadaan waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay Dagaalo , Qaraxyo iyo...
View ArticleDiyaarada sidey Qaad kuna soo jeedey Soomaaliya oo ku Burburtey Duleedka...
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 2-7-2014 · Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe ayaa ugu baaqey Dowladda Federaalka in ay si deg deg ah ku hirgeliso Nidaamka...
View ArticleHotel Casri ah oo Caalami ah oo laga Furey Muqdisho islamarkaana ku lamaansan...
Waxaa Magaalada Muqdisho laga furey Hotel Casri ah oo lagu Magacaabo Hotel Sayid iyo Maqaayada Caalamiga ee Khana Khazana., waxana Hotelka aad ka heleysaa Hurdo raaxo leh iyo Jiif aad u Macaan , sidoo...
View ArticleXildhibaan Maxamuud Xasan Xayd oo lagu dilay Muqdisho
Qaad aad Raqiis u ah oo lagu soo Fatahay Magaalada Muqdisho. Marduufkii oo hore u ahaa 20 Doolar maanta waa Hal Doolar. Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 3-7-2014 ·...
View ArticleXildhibaan Xayd oo lagu diley Muqdishu wuxuu ahaa Khabiir Waardiyeyn Jirey...
Xildhibaano ku sugan Minnesota Oo Tacsi Tiiraanyo leh U diraya Qoyska Marxuum Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd iyo Baroor Diiq Loogu sameynayo hoolka Shirarka Safaari Ee Magaalada Minneapolis July 6,...
View ArticleMinister of Information vs Ex-Mayor of Mogadishu
Minister of Information Seeks Clarification from former Mayor of Mogadishu, Offers Chance to Join Peace Process to Disaffected members of Al-Shabaab . Mogadishu, 04 July 2014 – H.E. Mustaf Duhulow, the...
View ArticleTaariikhda Nololeedkii Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd
Halkan Ka Akhriso Taariikhda Nololeedkii “AHUN”Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd , Oo Ka Tirsanaa Mudanayasha Barlamaanka Dowlada Soomaaliya ;Shalayna Lagu Dilay Magaalada Muqdisho’’BY-Barkhad Xaaji...
View Article