Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Ramadaan Mubaarak

$
0
0

Asalaamu Calaykum Waraxmah ..

ramadanWaxaa farxad u ah Bahda SomaliTalk.com inay dhammaan ummada Muslimiinta ah gaar ahaana ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeyso dhalasha bisha barakaysan ee Sanadkan, Ramadan 01, 1435 oo ku beegan June 29, 2014.

Bahda SomaliTalk Waxay idin leedahay Ramadaan Kariim, Ramadaan Mubaarak, ilaahay annaga iyo idinkaba cibaadada ha ka aqblo, soonkaan soonkiisana ha inagu gaarsiiyo caafimaad, cibaado suuban, nabad iyo danbi dhaaf rabi.

Somalitalk waxay ummadda Soomaaliyeed u rajaynaysaa in illaahay dhibka dheef ugu badalo, Colaadana Nabad, Abaartana aaran barwaaqo, qaxana daganaan, iyo in Allah Dowlad Caadil ah oo ay ku dagaan siiyo.

Ramadaan kariim, Ramadaan Mubaarak.

Bahda SomaliTalk.com
Ramadaan 1435 / 2014


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles