DALDALAADDA GODANE !!! MA U WAAYEY XIJAAJ ???? (1)
HORUDHAC; Taariikhda islaamka waxaa ku jirta xiliyo lala dagaalamay Khawaarijta siiba waqtigii xukunkii Ummawiyiinta ooy aad u xoogeysteen ayaa ka faa’ideysanaayey Dagaalkii Muslimiinta dhexdeeda ee...
View ArticleBeelaha Jareer Weyne oo ka hadlay Kulan Xasaasi ah oo ay la qaateen...
Waxaa la isku Afgartey in Beelaha Jareer weyne Xubno Muhiim ah ku yeeshaan Maamulka Degmooyinka Gobolka Banaadir.. Waxaa Xarunta Qowmiyadda Beesha Reer Weyne ee ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho lagu...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli Ayaa Maanta Booqashooyin Ku Soo Kala Bixiyey...
Muqdisho, 10, April, 2014..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo Xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, Safiirka Djabouti u fadhiya dalka Soomaaliya,...
View ArticleMINNESOTA: Bannaanbax looga soo horjeedo Tacadiyada ay Kenya ku hayso...
Soomaalida deggan magaalooyinka mataanaha ee St. Paul iyo Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa maalinta Jimcada April 11, 2014 dhigaya bannaanbax ay kaga soo horjeedaan tacadiyada ay Kenya u...
View ArticleXasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (NSS 1976- 1991)
Biloowga 10 kii sano ee ugu danbeeyay cimrigii Kacaanka waxay Soomaaliya gashay Xaalad dhaqaale oo adag oo kasoo gaartay dagaalkii Gobanimo doonka Soomaali Gableed , dhaqaalaha dalka ayaa ciiray ,...
View ArticleMu’ tamarkii 7aad ee jaaliyada Soomaaliyeed Holland iyo nawaaxigeeda
Taariikhda: 30 April ilaa 04 May 2014 Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigiisa in la qaban doono Mutamarkii sanadlaha ahaa, kaas oo loogu...
View ArticleShirweynihii 2aad ee Somalia Investment Summit oo soo gababoobay, Dubai.
Shirkii labaad ee maalgashiga ‘Somalia Invetment Summit 2014’ ayaa dhowaan waxaa magaalada Dubai ee waddanka Isutaga Imaaraatka Catabta lagu soo gaba gabeeyay 7da April 2014 shirkaasi oo ku saabsan...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Booqasho ku tegey Kismaayo si uu...
Ra’iisul wasaaraha DFS ayaa booqasho ku tegey magaalada Kismaayo si uu kulan ula yeesho “hogaamiyeyaasha maamulka Jubba, wuxuuna kala hadli doonaa dardargelinta iyo meel marinta heshiiskii Addis...
View ArticleWafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Gaaray Magaalada Rome ee...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Rome ee caasimadda dalka Talyaaniga...
View ArticleWarsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha...
Muqdisho, April 13.2014——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah xarumaha muhiimka ah ee magaalada Kismaayo, sida...
View ArticleMasuuliyiin ka tirsan Dowladda oo ka qayb galey Gabagabada Mashrruuc ay...
Waxaa Xarunta Nabada ee ELMAN ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad ku aadaneyd Xiritaanka Tababar Muddo u soo Socdey Dhalinyaro oo isugu jirey Gabdho iyo Wiilal, kuwaas oo Waxbarashadooda soo...
View ArticleNadwado cilmiyeedkii sanad la ahayd oo caaway ka bilaabatay Markazka Al-...
Nadwado cilmiyeedkan oo noqonaysa tii 12aad ayaa waxaa ciwaankeedu yahay أعمال القلوب , iyadoona ay ka qayb qaadan doonaan qaar ka mid ah Culimada ugu waawayn soomaaliya . Furitaanka Nadwada ayaa...
View ArticleShidaalka Soomaaliya waxa uu beddelayaa sicirka saliidda ee caalamka haddii...
Xeebaha Soomaaliya ee bad-weynta Hindiya ayaa loo badinayaa in ay ku jiraan kayd shidaal oo ka mid ah kuwa ugu weyn adduunka . Khuburada dhinaca daraasaadka Juquraafiga ayaa tilmaamaya in balaayiin...
View ArticleMachadka (EISA) oo qabtey Aqoon isweydaarsi ku saabsan Dasuurka iyo Sameynta...
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho lagu soo gabagaabeeyey Laba Maalmood oo ku saabsan Aqoon Isweydaarsi waxaana maalinkii Koowaad loo qabtey Qaybaha kala duwan ee Bulshada waxaana ay ka...
View ArticleBeel ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed oo Baaq u Direy Ra’isul Wasaaraha...
Golaha Dhaqanka Qawmiyadda Beelaha Jareer Weeyne waxay kugu salaamayaan Salaan la isku salaamo midda ugu qiimaha badan ee Asalaamu Calaykum Waraxmatu laahi Wabarakaatu. Mudane Ra’iisul wasaare waxaanu...
View ArticleXasuustaydii Nabad Sugiddii NSS (1976-1991)
27kii Juulaay 1983 dii , galinkii danbe waxaa Jaamacadda Umadda ka socday dood cilmiyeed looga hadlayay Qabyaaladda iyo Qaranka waxaana ka qayb galay Madaxayne Siyaad iyo Wasiirkii Tacliinta Sare Dr...
View ArticleWarsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Haweenka Jubbooyinka waa inay...
Kismaayo, -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii saddexaad howlo shaqo u jooga magaalada Kismaayo ee xarunta...
View ArticleBannaanbaxyada looga soo horjeedo dhacdada foosha xun ee Kenya kula dhaqantay...
Videoga hoose waa Somalida Minnesota iyo siday uga horyimaadeen dhibaatada Kenya ku hayso dadka Soomaaliyeed. Mudaharaadkan murtidiisu waxay ahayd in Kenya fariin loodiro in ku khaldantahay ficilkeeda...
View ArticleLuuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado badan oo...
Inta aanan guda gelin cinwaanka qormadan oo ah “Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado badan oo ka horeeyay?”, marka hore bal aan dul istaago in aan si kooban wax uga...
View ArticleMasaajidka Dar Alqalam oo kusoo biiray Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika
Minnieapolis: Maalinkii Sabtida ahayd April 12, 2014, xaflad wayn ayaa ka dhacday xafiiska Golaha Imaamyada Waqooyiga Ameerika ee Minneapolis. Xafladaas oo looga gol lahaa masajid cusub oo kusoo...
View Article