Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Bannaanbaxyada looga soo horjeedo dhacdada foosha xun ee Kenya kula dhaqantay Qaxootiga Soomaaliyeed ee dalkeeda ku sugan

$
0
0

Videoga hoose waa Somalida Minnesota iyo siday uga horyimaadeen dhibaatada Kenya ku hayso dadka Soomaaliyeed. Mudaharaadkan murtidiisu waxay ahayd in Kenya fariin loodiro in ku khaldantahay ficilkeeda qaanuuniyan, iyo caqliyan. Sidoo kale mushtamaca Somaliga ee dhiban in aan cod u noqono gaar ahaan, kuwa ku jira Kasarani Camp.

Videoga hoose Barnaamij qiiro leh oo Somali Channel kameeyeen dhacdada foosha xun ee Kenaya samay ee isir sooca ah, waxaa kamid ah sida Yurub iyo Maraykan looga kacay iyo tilaabooyinka ay qaadayaan Soomaalida kunool Galbeedka, fadlan daawo oo sii gudbi. Jimcada Soo socota waxaa jiri doona banaanbax ka dhici doona meelo badan insha allaah.

Somali Channel Mahadsanadin

islii


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles