Taariikhda: 30 April ilaa 04 May 2014
Holland:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku nool dalka Holland iyo nawaaxigiisa in la qaban doono Mutamarkii sanadlaha ahaa, kaas oo loogu talo galay in lagu wacyi galiyo dhamaan shacabka ku dhaqan dalka Holland iyi nawaaxigiisa.
Mutamarka ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumada kala ah
1- Sh. Dr. Cali Maxamad Salax (Norway)
2- Sh Suldan Gasle (Holland)
3- Sh. Mustafa Xaaji Ismaciil (Norway)
4- Sh Maxamad Idiris (Saudi Arabia)
5- Sh. Dr Ahmed Dahir (Kenya)
6- Sh Yusuf Axmed (Sweden)
7- Sh Cabdibasid Sha Ahmed (UK)
Wakhtiga uu Bilaawmayo Mutamarka
Saacada: 18:00 (bacdal casar)
Cinwaanka Halka lagu qabanayo Mutamarka:
Markazquba
Schaafstraat 27-29
1021 KD Amsterdam
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Abu-Khadiija Tel: 31-685528748 ama Guled Wayrax Tel: 31-687187319