Xarakadda Al-Shabaab oo sheegatey Masuuliyada Qaraxaasi –
Barqanimadii Axadda ayaa Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay waxaa lala Eegtay Gaari siday Wafddi Turki ah oo Kulan la soo qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dawladda Federaalka Soomaaliya.Wararka ayaa sheegaya in Wafdiga markii uu ku soo laabtay Kulankii ay la yeesheey ayaa Gaari sida la sheegay Kaarib ahaa lala beegsaday gaarigii Wafdiga waday kaasoo isla goobtii ku qarxay.