Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Shirweyne lagaga hadlayey dacwada gobolka Mudug oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Xarfo

$
0
0

mudugculimo

Waxaa maalintii jimcaha ee 3/5/2013 lagu soo gabagabeeyey magaalada Xarfo shirweyne muddo labo beri ah uga socday culumada iyo ducaadda gobolka Mudug oo ay soo qabanqaabisay Mu’assasada Al-minhaaj ee dacwada iyo horumarinta. Shirkaan oo ay ka soo qaybgaleen ilaa 24 daaci oo ka kala socday magaalooyinka gobolka waxaa looga gollahaa in ducaadda gobolku yeeshaan iskaashi dacwadeed oo buuxa, lana xoojiyo xiriirka walaanimo ee bulshada gobolka, isla markaasna la dajiyo qorshe ballaaran oo lagu horumarinayo dacwada gobolka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles