Warar Dheeraad ah oo ku saabsan Qarax Ismiidaaminta ahaa oo la Doonayey in...
Xarakadda Al-Shabaab oo sheegatey Masuuliyada Qaraxaasi – Barqanimadii Axadda ayaa Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay waxaa lala Eegtay Gaari siday Wafddi Turki ah oo Kulan la soo qaatay Wasiirka...
View ArticleBadda Soomaaliya Beec ma aha (Somalia is NOT for Sale): Xildhibaan Dalxa
Inj. Idiris Badda Soomaaliya oo masaafo ahaan u dhaxaysa Muqdisho iyo Garbahaaray ayaa lagu soo koobayaa in ka sokaysa Muqdisho iyo Afgooye – Qamar Haashim “Waxaa dhac lagu hayaa badda Soomaaliya iyo...
View ArticleAdmiral Faarax Qare “Xuduuda Badda Soomaaliyeed ma ahan 12nm ee waa 200nm”
Taliyaha Ciidammada Badda Soomaaliyeed ayaa September 2011 si qayaxan u diidey mashruuc lagu doonayo in badda Soomaaliya lagu soo koobo 12nm, shir ka dhacay Seychelles ayuuna warqad diidmo ah u...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo furay shirka London sheegayna in Somaliya ay...
Madaxweynahu waxuu yiri “ Waxaa laga yaabaa in dadku is weydiiyo maxaa Soomaaliya waqtigan loo saacidayaa? Wallow ay jiraan horumar baaxad leh, haddana weli waxaa taagan caqabado fara badan oo u baahan...
View ArticleWAA SU’AAL DA’WEYNE: DALKA YAA ISKA LEH? QEYBTII 2AAD
Waxaa nasiib daro ah in Xadka Badda Soomaaliya oo 1972 lagu qeexay QAANUUNKA LAB. 37 oo ay gacanta ku hayso JQM laga daadhiciyo MADAXDA DAWLADDA ugu sareysa sida MADAXWEYNAHA iyo RA”IISUL BAARLAMAANKA...
View ArticleNuur Xasan Ciise ” Ummadda Soomaaliyeed waxay Idiin ka Fileysey in Cabirka...
Cid Soomaali ah oo Diidan ma jirto in Badda Soomaaliya ay Tahay 200nm, waana mid Sharci ah hase yeeshee waxaan Sanadahaan Dambe marka laga soo bilaabo Sannadkii 2009 waxaa soo baxay dad Soomaali ah oo...
View ArticleShirkii London: Timirtii Horeba Dab loo Waa !!
“….. waxaa Dalka Belgium lagu qabtey Xiligii uu Madaxweynaha ahaa Shiikh Shariif, Shir Soomaaliya Qaaraan loogu ururinayey oo lagu Yabooho lacag gaareysa 260 Milyan oo Doolar. Shiikh Shariif oo wax...
View ArticleGolaha Wasiirada: Waxaa Soomaaliya ku sugan 924 Shaqaale Ajanabi ah oo Sharci...
War saxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada oo ka dooday shaqaala ajinabigaa ee sida sharcidarada ah dalka uga shaqaysata – Warsaxaafadeed Khamiistii kasoo baxay golaha wasiirada DFS ayaa shaaca ka qaaday...
View ArticleUUR DOOX Qaybtii 10-aad: Mashruuca Islaamka ee Soomaaliya
قال تعالى”:وما لنا ان لا نتوكل على الله وقدهداناسبلنا ولنصبرن على ما آذيتمونا وعلى الله فليتوكل المؤمنون” ابراهيم12 Waxay inoo joogtay maxkamadda badbaadada oo u furantay wadaado...
View ArticleKenya oo Shidaal ka Baaranaysa 3900 Sq Km ee Gudaha Dhulbadeedka aagga Raas...
Dalka Kenya ee Soomaaliya dariska la ah ayaa waday damaaci soo jireen ah oo ku aadan Badda Soomaaliya, damaacigaas oo hadda xilligan aan joogno 40-jirsaday. Qoraalkan waxaan kusoo bandhigi doonaa Kenya...
View ArticleProf. C/Weli Gaas maka Jawaabi doonaa hadalkii Maadaxweynaha Soomaaliya ee...
Ra’iisul Wasaarahii hore ee Dawladii KMG ahayd Prof. C/weli Gaas, oo wax laga weydiiyey xeerka Law No. 37 ee badda Soomaaliyeed oo dhigaya in Somalia Territorial Waters-keeda yahay 200 mayl-badeed iyo...
View ArticleDeeq isugu Jirta Qalab Waxbarasho iyo Caafimaad oo ay soo Dhiibeen Shacabka...
Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC) ayaa waxaa ka dhacdey Munaasabad ku saabsan Wareejin Deeg isugu Jirta Qalab Waxbarasho iyo Mid Caafimaad oo Hayadda ku Wareejineysey Wasaarada Adeega...
View ArticleXarumaha lagu Sameeyo Kaararka Aqoonsiga (ID CARD) ee Muqdisho oo Maalmahaan...
Iyadoo weli ay ka Xiran tahay Wadadda Makka Al Mukarama iyo Wadooyinka qaarkood Gawaarida Daabusha Dadweynaha ee loo yaqaan (BL-ka) loona Ogal yahay oo keliya in ay maraan Gawaarida yar yar oo ah kuwa...
View ArticlePuntland oo ka digtay koox Xildhibaano ah oo wadda mooshin ka soo horjeeda...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Maamulka Puntland ayaa tibaaxay in ay jiraan “koox Xildhibaano ah oo wadda mooshin ka soo horjeeda Rai’sul Wasaaraha (Dawladda) Federaalka”, islamarkaasna waxaa Puntland ka...
View ArticleIsku Shaandheyn Lagu Sameeyay Guddoonka Sare ee Golaha Guurtida Beelaha...
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo Gabagabeeyay Kulan Muddo laba maalmood ah u socday Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weyne kaasoo looga hadlayay Marxaladda Guud ee Dalka iyo Siyaasadda Golahaas....
View ArticleSannad Guuradii 70aad ee Halgankii Xisbigii S.Y.L 15 May 1943
Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo iyo boogaadin ba halkaani uga dirayaa dhamaan ummadda soomaaliyeed meel kast oo ay joogaan, maanta oo ah sannad guuradii 70aad ee ka soo wareegta...
View ArticleFaysal Cali Waraabe: Norway Waxay Nagala hadashay in ay Doonayso in...
Norway waxay nagala hadashay qorshaheeda ay ku doonayso in ay ka dhaadhiciso Baarlamaanka Soomaaliya in aysan ka hor imaan haddii Dawladda Somaaliya ay saxiixdo badda.. Faysal Cali Waraabe,...
View Article13-kii SYL Maxay ku Heshiiyeen?
Marka la gaaro 15-May Sanad walba waxay ku beegan tahay markii dhidibada loo taagay ama la Aas-aasay Ururkii Gobanimadoonka ee SYL oo ay fikirkiisa lahaayeen dhalinyaro ka Dhiidhidey dhibaatooyinka iyo...
View ArticleWiil uu Dhalay Halgamaagii Daahir Xaaji Cismaan oo Muqdisho ku Qabtey Xuskii...
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisha lagu qabtey Munaasbad lagu xusayey Sannad Guuradii 70 aad ee Xisbigii Gobonimada Soomaaliya ee SYL,waxaana Munaasbadaan soo qabanqaabiyey mid ka mid Wiil uu...
View ArticleGuddoomiyihii Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed: Dhulbadeedka Soomaaliya waa...
Prof. Cabdi Faarax Xasan oo dhambaal u diray Xildhibaanadda baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kana codsaday in aay arrinta lal xiriirta badda Soomaaliya mariyaan marinkii aay mariyeen barlamaankii...
View Article