“Waxaan ku laabtey Caseeyntii Kabaha markii la Dumiyey Iskuulkeygii ”
Da’diisu 9 Jir waxaa uu ka mid ahaa Caruurta ku shaqeysata Baalashle ama Caseeye ,waxaana ka mid ahaa dadkii uu macaamiisha la ahaa oo mudo Kabaha ka caseeysanayey , mar qura ayaa Bidhaantiisii waayey...
View ArticleOgeysiis: Mutamarkii UK .. April 10 ilaa 12
Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ee kuu nool dalka UK Waxaanu idinku casuumeynaa, idinkuguna bishaareyneynaa in la qabanayo Mutamarkii sanadlaha Ahaa ee xiliga Gu.ga uu...
View ArticleWasiirka Difaaca “Dowladdu waxay u tanaasulaysaa danta shacabka, kumana kor...
Guriceel… Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahaan socdaal shaqo ku joogay gobolka Galgaduud, ayaa kormeer ku gaaray qaar kamid ah meelihii ay dadku ku barakaceen iyo...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Djibouti oo ka wada hadlay...
Djibouti, Arbaco 11 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Djibouti, waxa uu...
View ArticleWarar Dheeraad ah oo ka soo baxaya Qaraxyo iyo Weerar lagu qaadey...
Gaari yar oo lagu soo Xiray Walxaha qarxa ayaa isku qarxiyay afaafka hore Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhaboo ee Xarunta Gobolka Bay. Warar Is Khilaafsan ayaa ka soo baxaya Qaraxaas Ismiidaaminta...
View ArticleMadaxweynaha Dowladda Federaalka oo kala Direy Golahii Adeegga Garsoorka
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Caydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf oo si weyn uga Soo Horjeestey Kala Diristaas Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh...
View ArticleShaqaale aad u fara badan oo laga eryey Dekedda Muqdisho oo Sameeyey...
Waxaa Saakey Albaabka hore ee Dekedda Weyn ee Magaalada Muqdisho ku hor Banaanbaxay Shaqaale aad u fara badan ka dib markii laga eryey Shaqadii ay ka hayeen Dekedda Magaalada Muqdisho , waxayna...
View ArticleBanaanbax looga soo horjeedo Xaalufinta iyo Boobka lagu hayo Badda Soomaaliya...
Cabdulaahi Maxamed Shirwac “ Talyaaniga laba arrimood mid ha yeelo in uu Soomaaliya Saaxiib la noqoto iyo in uu na Bililleysato” Khadiijo Cabdulaahi Maxamed “Talyaaniga waa na yaqaan Dhagax ayaan...
View ArticleRa’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Qatar oo Doha kulan ku yeeshay iyo...
WARSAXAAFADEED Doha, Arbaco 18 March 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa maanta la kulmay...
View ArticleDaawo Sheekh Maxamed idiris oo digniin Culus u diray Madaxda Dalka, Kana...
Muftiga weyn ee Soomaaliyeed Sh Maxamed Idris Axmed ayaa digniin culus u diray Madaxda Dalka Soomaaliya iyo cid walba oo doonaysa in ay Xil qabato, mar uu ka hadlayey Masjidka Abuubakar ee Magaalada...
View ArticleIsbitaal Casri ah oo lagu magacaabo Muqdisho City Hosbital oo laga furey...
Waxaa Dhawaan Magaalada Muqdisho laga furey Isbitaal Cari ah oo lagu magacaabo Muqdisho City Hosbital kaasoo lagaaga daaweyn doono Cuduro fara badan oo mararkii hore loo aadi jirey Dalka Dibadiisa ....
View ArticleSaddex Madaxweyne oo laga Filayo Gobolada Dhexe. Xaaladda Gobolada Dhexe...
Bulshada Soomaaliyeed qaar waxay is lahaayeen Dadka ka soo jeeda Mudug iyo Galgaduud way ka duwanaan doonaan wixii ka dhacay Kismaayo iyo Baydhabo, oo Gobolada Dhexe waxaa ka soo bixi doono Maamul loo...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibadda oo Booqdey Dhaawacyadii lagu Daweynayay Isbitaalada...
Dr. Cabdisalaan Hadilye Cumar Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ee Soomaaliya oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogey Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa booqasho ku tagey...
View ArticleSoomaaliya oo war-saxaafadeed kasoo saartay xaaladda Yemen, taageertayna...
Tr. 27/03/2015 War Murtiyeed ku Saabsan Xaaladda Dalka Yemen Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xiriir walaalnimo oo qoto dheer, mid bulsho oo soo jireen ah iyo darisnimo dhuleed oo dhow la leh...
View ArticleRW. Cumar: “Ujeedka Argagaxisadu waa iney curyaamiyaan goobaha ganacsiga,...
Muqdisho, 28, Maarso, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey weerarkii...
View ArticleErgayga Qaramada Middobay oo Cambaareeyay weerarka lagu qaaday Hoteel ku...
Muqdisho: 28 Maarso – Ergayga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya SRSG Nikolas Kay ayaa aad u cambaareeyay weerarkii argagixisinimo ee shalay lagu qaaday Hoteel ku...
View ArticleMaxaad kala socotaa Sida loo Wadaagey Xildhibaanada Goboladda Jubada Hoose...
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegay in horumar laga sameeyey soo xulista Xildhibaanada Dowled Goboleedka Jubbaland oo laysku haystey Maalmihii la soo...
View ArticleMadasha Midnmada iyo Dimoqaraadiyada oo ku Dhawaaqdey in Sannadka 2016-ka la...
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtey Kulan Balaaran oo ay isugu yimaadeen Madasha Midnmada iyo Dimoqaraadiyada oo ka kooban Xildhibaano, Xisbiyo Siyaasadeed iyo Bulshada Rayidka, waxaana kulankaas...
View ArticleGuddoonka Baarlamaanka Iyo Hay’adaha Taageera Oo Shir Qorsheyn Ah Uu Uga...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adaha taageera Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga furmay shir la xiriira...
View ArticleFaahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Weerarkii lagu qaadey Jaamacada Gaarisa...
In ka badan mudo 12 Saacadood oo dagaal ah oo ka dhex socdey Jaamacada Magaalada Gaarisa ka dib markii Dagaalyahano ka tirsan Xarakada Alshabaab ay soo weerareen maalintii Khamiista ahayd . Weerarkaan...
View Article