Dhamaan bahweynta Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ee kuu nool dalka UK
Waxaanu idinku casuumeynaa, idinkuguna bishaareyneynaa in la qabanayo Mutamarkii sanadlaha Ahaa ee xiliga Gu.ga uu qaban qaabin jiray Masjidka Tawfiiq ee magaalada Conventry .
watiga la Qabanayo mutamarka sanadkan waa 10-04-2015 iyo ilaa 12-04-2015
Culumaada sanakan ak Qeyb geleyso
1. Sh.Yusuf Nuur —————- UK / Coventry
2. Sh Cabdirashiid ali sufii — Qatar
3. Sh Bashiiir shiil ————— Canada
4. sh mustafe xaaji ismaacil — Somalia
5. iyo culumo kale (* eeg flyerka)
Sawirka guji si aad u aragtid flierka oo weyn
Wixii Faahfaahin ah kala xiriir
Sh.Yuusuf Nuur- 0794044909
waxaad si Live ugu dhageysan kartaa aalada Paltalkga iyo call faransiyada Ameerica