Shirkii London ee looga hadli lahaa Batroolka Soomaaliya oo ka baaqday dhanka...
Waraysi uu bixiyey wasiirka macdanta iyo batroolka u qaabilsan Soomaaliya ayaa sheegay in uu baaqday shirkii horraanta bishan June 2014 lagu qaban lahaa London, shirkaas oo ka baaqday dhanka dawladda...
View ArticleMAXAA KULMIYEY KADEEDKII DARISKA IYO KACDOONKII XILDHIBAANADA?
GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, Aqrisyoow mudadii burburka ee 23-sano iyo dheeraadka aheyd...
View ArticleWasiirka Warfaafinta oo Marti-geliyey xafladda Sanadguurada 1aad ee UNSOM
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dawladda Federaalka Soomaaliya xafiiskeeda warfaafinta kuna saabsan sannadguurada UNSOM ayaa u qornaa sidan: Mogadishu, 03 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf...
View ArticleRW. Cabdiwali oo maanta ka qayb galay kulan wada tashi ah oo dhexmaray...
Muqdisho, 04, June, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta furay wajiga koowaad ee kulanka wadatashiga bulshada iyo dawladda oo ka dhacay...
View ArticleGolaha Wasiirada oo soo dhoweeyey xoojinta xiriirka diblamaasiyadeed ee...
Muqdisho, June 05, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada oo looga dooday...
View ArticleShirkii Mu’tamarka Galbeedka Canada oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka...
kulankan oo ahaa mid sanadle ah ayaa sanadkan ka weynaa kuwii ka horeeyay, waxaana ka soo qaybgalay Culimo Soomaaliyeed oo waawayn oo ka kala yimid Dalalka USA iyo UK . Waxaa sidoo kale kulanka kasoo...
View ArticleKulan Dhex maray Gudoomiyaha Baarlamaanka Minnesota iyo Seddax Xubnood Oo Ka...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka Hon. Poul Thissen iyo Seddax xubnood oo ka socdey Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshey xarunta golaha baarlamaanka...
View ArticleSiciid Atom oo ka tirsanaa Saraakiisha Alshabaab ayaa isu soo dhiibay...
Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS: Wasiirka Warfaafinta: “Waxaan soo dhoweyneynaa Sheekh Maxamed Saciid Attam oo diiday ka mid noqoshada Al-Shabaab, tanoo dhiiri gelin u noqoneysa kuwa la jooga Al-Shabaab...
View ArticleKenya oo Qarka u saaran in ay Xukuumada Xasan Maxamuud kala wareegto baaxad...
Kenya oo doonaysa in heshiiskii uu hore u diiday baarlamaanka Soomaaliya ay markale la gasho xukuumadda Federaalka Soomaaliya… Wararka ay baahiyeen warbaahinta Kenya ayaa tibaaxay sida “Kenya ugu niyad...
View ArticleKhudbadii Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex ka jeediyey Minneapolis – Video
Kulan lagu qabtay Minneapolis oo ay ka qayb galeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin iyo aqoonyahan kale. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar Goonjeex oo isaga si gaar ah...
View Article“Mushkiladda Soomaaliya hadda ka jirta waa hoggaan xumo” waraysi Xildhibaan...
SomaliTalk oo waraysi la yeelatay Xildhibaan Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf, daawo waraysiga Warbixintii kulan lagu qabtay Minneapolis hoos ka akhri Xildhibaan Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf oo Khudbad...
View ArticleMaalqabeenadda Soomaaliyeed & Maalgashiga Dalal Shisheeye
Waxaa qoray Cabdinuur Faarax maxamuud Email-guuleed72@hotmail.com Sallaamullaahi calleeykum Xigmaad Soomaaliyeed ayaa oranaysa Qofna dushiisa biyo kama hagrado waxaan ula jeeda Ganacsatata Soomaaliyeed...
View ArticleDALDALAADDA GODANE !!! MA U WAAYEY XIJAAJ (3) !!!!
Horudhac : Qeybtii labaad waxaan ka soo hadalnay Taariikhdii sheikh Xasan Daahir ilaa aan ka soo gaarnay asaaskii xisbul islaamiyo iyo dagaalkii uu bilaabay May,2009 ee uu ku qaaday Dawlladdi Shiikh...
View ArticleDowro Diiniya oo loo qabanayo Ardeyda Dugsiyada Sare ee Gaalkacyo
09/09/1435H kuna began 07/06/2014, Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ka furmey Dowro ay soo qaban qaabisiyey qabashadeeda & fulinteedaba Mu’asasada Dacwada & Tacliinta ee SAFA...
View ArticleSilsilad Suugaaneedka Dabargooynta Qabyaaladda Gabaygii Koowaad.
Gabaygan waa gabaygii 1-aad ee silsiladda Hana-qaadday ee (Dabargoynta Qabyaaladda) Silsiladdan dabargooynta qabyaaladda ayaa ah Silsilad Gabayeed ay isu xilqaameen, Dhallinyaro Soomaaliyeed oo...
View ArticleR.W Cabdiwali “Dagaalka waa in deg deg loo joojiyo, laysugna yimaado goggol...
Sidoo kale Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka taagan Shabeelada Hoose iyo Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika oo Walbahaar ka muujiyay isku dhacyada...
View ArticleKulan ka Dhacay Xarunta Madaxtooyada oo ay Wada yeesheen Marwada Madaxweynaha...
Kulan aad u balaaran isla markaana si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa waxaa uu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya waxaana kulankaas wada yeeshey Marwada...
View ArticleMadaxda Sare ee Dowladda Somalia oo isku Khilaafsan Cidda loo Magacaabay...
Warar Goos-Goos ah oo ku Saabsan Soomaaliya Somalitalk: June 11, 2014 · Waxaa Dalka Holand ka dhacay Shirweyne ay isugu Imaanayaan Xisbiga Tayo, waxaana uu shirkaas lagu qaban doonaa Dalka Holland 21...
View ArticleSheekh Maxamed Idriis … Saxafi islaami ah!
Sheekh Maxamed Idriis Axmed oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee baaca dheer ku leh dacwada gaar ahaan isaga goosha qaaradaha dunida isaga oo xambaarsan farriintii Rasuulkeenu صلى الله عليه وسلم...
View ArticleDowladda Somalia wey ka go’antahay in si hab furfuran oo isla xisaabtan ah uu...
Warsaxaafadeed DFS: Mogadishu, 12 June 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta ka hadlay horumarka laga sameeyey nidaamka Dastuurka dib u eegis loogu sameynayo oo Wasaaradda...
View Article