Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo u yeertey Madaxa TV-ga Universal

Waxaa nasoo gaarey Nuqul ka mid ah Qoraal ka soo baxay Maxkamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir oo loo qaybiyey Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta islamarkaana uu ku Saxiixnaa Gudoomiyha Maxkamadaas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ukhtii, iga guddoon furayaasha akhiro iyo aduunba. (Furaha labaad, Salaada)

  Ukhtii, Suubane nebigeena Maxamed ah (NNKH), waxa uu ku yiri xadiis uu Imaam Axmed(RA) ka werinayo Cabdiraxmaan Ibn-Cawf, Shiikh Albaanina(RA) uu ku  saxiixiyey Aljaamici Saqiir: “ Haweentu hadii ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RW. Cabdiwali: “Maanta waa maalin taariikh ah, waxaan muhiim ah inaan si wada...

Warsaxaafadeed: Muqdisho, 15, May, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeyb galay munaasabadda lagu xusayey 71 guuradii kasoo...

View Article

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Gacanta ku dhigay Caruur fara badan oo la Safrinayay.

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa ka warbixiyay laba qof oo ay ku qabteen Degaanadooda kuwaas oo ku wajahnaa Magaalada Gaalakcyo ee Gobolka Mudug.Afhayeenka Maamulkaasi Carays Maxamed Xaaji oo Warbaahinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomoyaha Jaamacadda Imam oo kulan furan la yeeshay Ardayda & Macallimiinta...

Jaamacadda Imam waxa ay qabatay Kulan Furan oo ay u qabatay Ardayda taasoo ay kazoo qeyb galay Gudoomiyaha Jaamacadda, Dr.XasanAlbasri Sh. C.qaadir, sidoo kale qeybaha kala duwan eeMaamulka Jaamacadda,...

View Article


WHAT IS WRONG WITH SOMALI TELECOM SECTOR? PARLIAMENT?

Yesterday, the 15th of May 2014, the Somali Ministerial Council Passed the Somali Telecommunication law with no dissenting vote among the Ministers. This is a huge step forward, a historical record for...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Saxaafadeed: Warbixinta Xaaladda Dalka ee Wasiirka Warfaafinta

Muqdisho, 17 May 2014, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Mudane Mustaf Dhuxulow, oo shir-jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah, isagoo sheegay in dowladdu ay ka go’antahay waxqabad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halgankii Hal Yeyadii SYL Iyo Himilo la’aanta Dhalinta Maanta

Waa Qore Cabdinuur Faarax Maxamud Eamail-guuleed72@hotmail.com Assallamu calleykum 15,Maarso ama (may) 1943, waa maalintii dhidibada loo taagay Halgamayaashii Halyeyadii Soomaaliyeed ee dhalin yarada`...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khudbadda Madaxweynaha ee Munaasabadda 15ka May 2014

Waxaad ka warhaysaan in maalmo dhawayd ay qaar ka mid ah xildhibaannada Soomaaliyeed ii soo jeediyeen baaq, sidaan horay u sheegay, qof kasta xor buu u yahay aragtidiisa, anigana waxaan soo dhawaynayaa...

View Article


Kulan lagu Dardar Gelinayo Dadaalka Beesha Caalamka ugu Jirto Dagaalka...

Kooxda Xiriirka ee la Dagaalanka Kooxaha Burcad Baddeeda Soomaalida Meelaha ka Baxan Xeebaha Soomaaliya ayaa Fadhigoodii 16-aad ku yeesheen Magaaladda New-York ee Xarunta Qaramada Midoobey 14-kii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf oo Khudbad Kulul U Jeediyey...

Seddax xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana xilal wasiir, wasiir ku xigeen ka soo ahaa dowladihii KMG-adda ee dalka Soomaaliya iyo Cabdiwaaxid Cilmi Cumar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dugsiga Darawalnimada ee Somali Driving and Traffic School oo Xusey Sannad...

Gen Cali Gaab “Bishaan waxaa Shilal ku Dhintey 7 qof Halka Bishii hore ay ku Dhinteen 47 Qof Waxaa Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guuradii Koowaad ee ka soo Wareegtey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Maxamed Axmed Keynaan “Isku Cadow Ma Nihin…, Five-ka Naguma Filna…!!”

Seddax xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isla markaana xilal wasiir, wasiir ku xigeen ka soo ahaa dowladihii KMG-adda ee dalka Soomaaliya iyo Cabdiwaaxid Cilmi Cumar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada Oo Maanta Ansixiyey Gudiga Madaxa Banaan Ee Dib-u-eegista...

Muqdisho, May 29, 2014 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada ayaa waxaa looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Ibraahim Suleymaan Ilko case “Somaliland iyo Somaliya marka la...

Qaybtii saddexaad ee kulankii ka dhacay Minneapolis oo ay khudbado ka jeediyeen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka soomaaliya. Ibraahim Suleymaan X.Nuur (Ilka Case)  oo isna inta badan ka Hadley...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hoggaamiyaha Wanaagsani waa Horumarka Ummadda.

ILAAHAY Subxaanah Watacalaa  ayaa Mahad oo dhami usugnaatay, waxaana ku salliyayaa Suubanaha Muxammed  Naxariis iyo Nabadgalyo Korkiisa ha ahaatee. Maqaalkaygaan waxaan jeclaystay inaan intii ILAAH iga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bandhig suugaaneed lagu qabanayo UK, Axad June 1, 2014 – xaggee, goorma… eeg...

View Article


Warsaxaafadeed ku aadan websiteyo qoraalo been abuur ah qoray

War-Saxaafadeed Mogadishu, 31 May 2014 – Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey aad uga xuntahay in shaqsiyaad ay sameystaan website-yo ay ku sheeganayaan inay yihiin kuwii...

View Article

Warsaxaafaadeed: Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyey horumarka Dowladda

Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dawladda federaalka soomaaliya ayaa u qornaa sidan Mogadishu, June 1, 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Duhulow oo maanta warbaahinta Muqdisho...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jabhada ONLF oo noqotay Jabhadii ugu daggaalka dheereed Geeska Afrika.

Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogadeniya (JWXO/ONLF) oo halgamaysay muddo 30 sanno ah qorigana ridaysay 20 sanno oo kaamil ah ayaa noqotay jabhadii ugu halganka dheereed ee la daggaalanta gumeysiga...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live