Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Xaasilkii Dawlad nimada Puntland Ee 15 jirsatey | W.Q.Cabdulaahi Ciise Yuusuf

Ka qeybgalkeygii kulanka Garowe, Karkaar & Haylaand 31/12/2011 Shirkii Garowe 2aad, ee leysguku keenay odey-dhaqmedyada 2gobol, waxaa ka horeyey 3 shir, oo odayo dhaqmedyada 6gobol laga qeybgeliyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Biibto: Madaale Howlkar ah oo aan ku Guuleysan Abaalmarin Caalami ah

Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto): Mucjisada Saxaafadda In ka badan Muddo 24 Sanno ayaa aad u aqaaney Xabiibo Axmed Jimcaale oo ku Magac Dheer Biibto , waxaana dhawaan kula kulmey Munaasabad ka dhacaysey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ee Q.M u...

Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda FS. Muqdisho, January 3, 2014—- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Q.M u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxtinmada Soomaaliya Waa Xabsi iyo Qaxootinimo!!

Tan iyo markii ay dhaceen Dagaalada Sokeeye ee Soomaliya waxaa mar waliba aad arkeysa waxaad la yaabtid oo ku soo kordha Dhacdooyinkii Soomaalya ka jirey , waxay 10-kii September ee Sannadkii 2012...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawro aqoon iswaydaarsi ah oo loo qabtay qayb ka midah ardada iskuulka imaamu...

Bosaaso:- magalada Boosaso ayaa waxaa ka bilawday manta oo tariikhdu tahay 05/01/2014 dawro aqoon iswaydaarsi ah oo ay soo qabanqabisay iskuulka imaamu shaafici oo kashanaya mu’assada Minhaaj ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

In ka Badan 2000 Arday oo u Fariisatay Imtixaanka Semester Dhamaadka ee...

Ku Dhawaad 2000 oo Arday oo wax ka Barata Campus-yada kala duwan ee Jaamacada Somali international University (SIU) ayaa waxa ay si rasmi ah ugu fariisteen imtixaanka Semester Dhamaadka ee Sanad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhacdooyinkii ugu waa weynaa ee Dalka Soomaaliya ka dhacay Sanadkii 2013

9-kii Janaayo 2013  waxay Dowlada Xirtey Warie Cabdicasiis Cabdinuur Koronto oo u shaqeynayey Idaacada Dalsan ka dib markii Dowlada ku eedeysey in uu sameeyey  war been Abuur ah balse markii Dambigaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Musharaxiinta Madaxweynaha Puntland oo shuruud looga dhigay in ay...

Guddiga Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ee qaabilsan doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne-xigeenka ayaa Axad Janaayo 5, 2014 waxay soo saareen go’aan ay ku kordhinayaan lacagta ay isku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD

Warsaxaaafadeed ka soo baxay Villa Somalia, madaxtooyada DFS ayaa tibaaxay sidan: Muqdisho, 06 January 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa kala Haysta Fariimaha Mobile-lada iyo Lamaanayaasha !!

Markaan arkey Dhibaaatada ka Dhex Dhacda lamaanayaasha is qaba ama Is jecel  ee uu sababo  Mobil-ka ayaa waxaa go’aansadey in aa wax ka Qoro ka dib markii  maalin maalmaha ka mid ah aan arkey  nin...

View Article

Madaxweynaha Somalia “Doorashada Puntland waa horumar lagu tallaabsaday.”

Warsaxaafadeed kasoo baxay Villa Somalia ayaa madaxweynaha DFS waxa uu kaga hadlay doorashada Puntlad. Waxana uu u qornaa sidan. Muqdisho, 07 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdiweli Gaas oo ku guulaystey doorashadii madaxweynaha maamul goboleedka...

Arbaca Janaayo 8, 2014 waxaa magaalada Garoowe ka dhacay doorashadii madaxweynaha maamul gobolledka Puntland. Doorashada oo 66 xildhibaan ee baarlamaanka Puntland ay u codeeyeen musharaxiinta ayaa...

View Article

Madaxweynuhu yuu matalaa?

Xaqiiqa ahaan madaxweynaha, xildhibaanka iyo wasiirka waxaa loo xushay inuu ummadda wada matalo laakiin dadkeenu waxay sheegaan in madaxweynaha ama xildhibaanka ama wasiirku tolkiis matalo, dawladda...

View Article


Warsaxaafadeed – Madaxweyne Xasan “Hay’adda Nabadsugidu waxey hormuud ka...

Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa tibaaxay in: Muqdisho, 09 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo xalay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sannad Guuradii 41-aad ee Ururka Dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Gobolka...

Waxaa Hotelka City Palace ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guurada 41 aad ee Aas-Aaska Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyina Gobolka Banaadir  oo ku began 8-da Janaayo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaalidu Meel ay ku Sugan Tahayba Maxaa Silica Baday?.

Somaali baan ahay, waxaan ka sii ahay Islaam, taasina mahadeeda waxaa iska leh Ilaaheey Subxaanuhu wa-tacaalaa ee Jinsiyaddeyda Soomaali ka yeelay, kolleybase waan filayaa in ruuxna Jinsiyadda uu yahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qofkii Dareen Naxariis lihi ku jirto ha u Gargaaro Labadaan Gabdhood ee...

Ma jirto cid aan ALLE aheyn oo sidii uu doono heli kara ama sameeyn kara aAadamiguna waa mid ka mid ah noolaha la Maamulo.Sacdiyo Macalin Cismaan Macalin Cali oo 13jir ah iyo Naciimo Macalin Cismaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warqad furan oo ku socota Ra’isal wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed – By Aden A....

Dhambaal xambaarsan talo soo jeedin oo si toos ah ugu sacota Ra’isal wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdiweli Sh. Axmed Mudane Ra’isal wasaare, Marka koowaad iga guddoon salaan diiran oo kal iyo laab ah,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afar Soomaali ah ayaa ku Geeriyoodey Shil Gaari oo ka dhacay Maraykanka,...

Wiil & Hooyadiis iyo Habaryartiis iyo gabar ay qaraabo ama asxaab ahaayeen oo ku geeriyoodey shil gaari. Afar qof oo Soomaali ah oo deganaa magaalada Postville ee gobolka IOWA ayaa ku dhintay shil...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Howlaha ugu muhiimsan ee horyaal madaxweyanaha cusub ee Puntland

Hordhac Sida lawada ogsoon yahay waxaa 8-dii janaayo 2014-ka madaxweynaha dowlada goboleedka Puntland loo doortay prof. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Doorashada ayaa u dhacday si aad iyo aad u saraysa,...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live