IMAAM ABUU XANIIFA ( 3 )
6 –Abuu Xaniifa wuxuu lahaa Culumo ay isku waqti yihiin oo ay ka dhexayso Tartan iyo is riix riix ,taas oo ah caado Bani’aadamnimo oo ruuxu wuxuu xasdaa Ruux ka fiican ama uu niyadda wax uga qaadaa...
View ArticleDOOWLADAANEEY MA WAXA AAN KU MOODNEY, MISE WAXA AAD INAGU NOQOTEY!
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, akhristaha sharafta badanoow, aan ku bilaabo’e, waxaan in...
View ArticleRa’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Sh. Axmad Maxamed oo maanta si rasmi ah xilka...
Warsaxaafadeed Muqdisho, December 26, 2013——Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si rasmi ah xilka ula wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Cabdiwali Sheekh...
View ArticleRaiisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed oo loo soo jeediyey in uu soo...
Siyaasiga Xuseen Carraale Caddaan oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Barlamaankii ku meel gaarka Soomaaliya ayaa muujiyay Taageerada uu u hayo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dhawaanta uu soo magacabay...
View ArticleWasarada Arriimaha Dibadda ee Soomaaliya waxay u baahan tahay Miisaaniyad...
Dowladdi dhexee ee Soomaaliya intii aysan bur burin 1991, Dalka Soomaaliya waxay laheyd 39 Safaaradood waa inta aan hubo waxayna kala yihiin: USA, United Nations, Canada, Italy , Japan, India, Germany,...
View ArticleDIFAACA SHEIKH MOHAMED IDRIIS WAA WAAJIB
Video: Culimo badan oo ka hadlay difaaca Sheikh Maxamed Idris. Video: Imaam Sheikh Axmed Nuur oo ka hadlay difaaca Sheikh Maxamed Idris – SOMTV-SEATTLE Daawo Video-ga: BAAQ KU SOCDA DHAMAAN BULSHADA...
View ArticleDhowr Idaacadood oo sheegay in aysan ka mid ahayn Urur la sheegay in ay ku...
Wa-Ssaxaafadeedkan ayaa waxaa lagu yiri “Anaga oo ah Idaacaddaha hoos ku saxiixan waxaan si cad u beeninaynaa in aanan ka mid nahay Ururka lagu sheegay in ay ku Midaysan yihiin Milkiilayaasha...
View ArticleWarsaxaafadeed: Madaxweyne Xasan “IGAD waa inay juhdi walba ku bixisaa si loo...
Nairobi, 27 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka qeybgalay shir madaxeedka dalalka IGAD loogana hadlayey xaaladda dalka South Sudan ayaa...
View ArticleWarsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Sheekh Axmed oo tacsi u diray...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: Muqdisho, December 27, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed...
View ArticleWarsaxaafadeed : Ra’iisul Wasaare C.weli Sh. Axmed oo maanta kormeeray...
Muqdisho, December 28, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kormeerkiisii ugu horeeyey ku tegay Dekedda Caalamigaah ee magaalada...
View ArticleDaladda SOSCENSA oo Qabatey Kulan Dood Wadaag ah ku saabsan Dib u Habaynta...
Waxaa Hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtey Dood ku saabsan dib u habaynta Nidaamka Garsoorka Dalka waxaa dooddii maanta ka qayb galey GudoomiyAha Maxakamadda Gobolka Banaadir Xaashi...
View ArticleIsmaaciil Cumar Geelle oo sheegey in Ciidamo Dheeraad ah u Dirayaan Dalka...
Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ka hadlay arrimaha Soomaaliya iyo is bedelada haatan ka jira.,Madaxweyne Geelle ayaa raja wanaagsan ka muujiyay Ammaanka dalka Soomaaliya...
View ArticleKulan la Tashi ah oo ay soo Qaban Qaabisey INTERNEWS-Somalia kuna saabsanaa...
Waxaa Hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Kulan la tashi ah oo ku saabsan sidoo loo yegleeli lahaa Guddiga Xaquuqul Insaanka ee Heer Qaran , waxaana Kulankaas ka soo qayb galey...
View ArticleWAXTARXUMIDA JAWAARI IYO BAARLAMANKA UU HOGGAAMIYO
Haddi dowladi xumaato mar ama labo waxaa caado u ah baarlamaanka dalku leeyay in ay dib u baaraan waxa dhacay ee dowladdu u xumaatay si aysan mar labaad u dhicin xumaantaasi. Soomalida muddoyinkaan...
View ArticleXarunta Macluumaadka iyo ka Hortagga Burcad-Badeednimada ee SAPIC oo kulan...
Xarunta ka-Hortagga Brcadbadeedda Soomaaliya ee(SAPIC) ayaa kulan looga hadlayay dhibaatooyinka Burcad-Badeednimada ku qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay, iyadoo kulankan ay hadallo u...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli Sh. Axmed oo sheegay in sanadkan ay Ciidanka...
Warsaxaafadeed ka soo baxay DFS ayaa tibaaxay sidan: Muqdisho, January 1, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo saaka booqasho ku tagay...
View ArticleQEEYBINTA WAXAA I BARTEY ISHAA DHURWAA KA LAALAADA!
“Qeeybinta waxaa i bartey, Ishaa Dhurwaa ka laalaada!” HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aan...
View ArticleAkadeemiye-Goboleedka Afka Soomaaliga (AGA) oo qabatey Aqoon Isweydaarsi ku...
Hotelka Amiira ee Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Aqoon Isweydaarsi loogu Magacdarey Adeegsiga Afka Soomaaliga iyo Kaalinta Warrbaahinta waxaana soo qaban qaabiyey Akadeemiye Goboleedka ee Afka...
View ArticleQofku inta uu gaariga wado waa ka xaaraan isticmaalka Mobaile-ku
Sheekh Khalaf Almudlaq oo ka mid ah culumada waaweyn ee Sucuudiga ayaa fatwooday inay xaaraan tahay in qofka gaariga wada uu mobile-ka isticmaalo. Sheekhu wuxuu yiri: shareecadu waxay u timid inay...
View ArticleGugiga xalinta khilaafaka ma gutay hawshiisi
Sidaa la wada socano gudiga xalinta khilaafadaka markiisi hore waxaa uu ah mid muran uu ka taagan yahay cida xaqa u leh in aay soo magacaabi karto isagooo murankaa ku jira aya maxada waynnahu C/raxman...
View Article