KILIKTAAN KA RABAA !!
Nin Saaxiibkey ah ayaa isagoo daawanaya Web ka mid aha Web-site Soomaalida ayuu damcey in Kilik yiraahdo War Cinwaankisia uu ahaa “Siyaasi Duur Joog ahaa oo dib ugu laabtey Muqdisho” markaas baan ku...
View ArticleGarashada fog iyo gabbaannimada
Garashadu waa deeq Eebbe bixiyo waxaana dadka loogu qaybiyey sida loogu qaybiyey deeqaha kale ee Eebbe baxsho; ubadka, xoolaha, quruxda iwm. Garashadu maaha wax qofku isagu keensado, oo uu la yimaado,...
View ArticleMadaxweyne Farmaajoow Sidan aad ugu Fiirso Xulashada Raysalwasaarahaaga
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. AFEEF IYO CUDURDAAR Maadaama dalkeena aanu laheyd nidaamka axsaabta,...
View ArticleRa’iisul wasaaraha ay Soomaaliya maanta u baahan tahay oo Samatabixin kara...
Dr. Baadiyow Badbaadinta Qaranka – (Rescuing A Nation). -Samatabixinta Dadkayga iyo Dalkayga. Ra’iisul wasaare uu dalku maanta u baahan yahay. Dr. Baadiyow wuxuu noqon lahaa Ra’iisul wasaare ay...
View ArticleRW Ku-Xigeenka dalka oo la kulmay safiirka cusub ee UK
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Cusub ee dalka Ingiirska Amb David Concar, iyaga oo kawada hadlay...
View ArticleSiyaasiinta xil doonka ah “Ar Fahad Yaasiin ha la iigeeyo”
Siyaasi kasta markii uu doonayo inuu qabto xil waxaa lagama maarmaan ah inuu helo koox kala shaqaysa sidii uu ku hanan lahaa xilka uu raadin, kooxdaas waxay ahaan karaan Xisbi siyaasadeed, Urur...
View ArticleMudnaanta Hawlaha Horyaalla Madaxweynaha la Doortay
Maxaa la gudboon 100-ka maalmood ee ugu horeysa Xafiiska Guushii Madaxweynaha la doortay Farmaajo, Feb 8, 2017 Arbaco, 8-dii Febaraayo, 2017 oo ahayd maalin Arbaco ah, taasoo ku beegnayd 12-ka bisha...
View ArticleAkadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga Iyo Akadeemiyada Cilmiga iyo Suugaanta...
Munaasabad si ballaaran looga qayb galay oo isugu jirtey xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo hambalyo loo hambalyeynayey madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo...
View ArticleTaariikh nololeedka Ra’iisul Wasaaraha la Magacaabay
Xasan Cali Khayre wuxuu ku dhashay magaalada Ceelbuur sanadkii 1968dii. Wuxuu waxbarashadiisa ilaa Dugsi Sare kaga baxay Cismaan Geeddi Raage ee magaalada Muqdisho sanadkii 1986dii. Shahaadada koowaad...
View ArticleWaan ku jeclahay!
Waa runtay oo waan ku jeclahay. Jacaylka aan kuu qabo maaha mid aan adiga kuugu danaynayo ee waa mid aniga dantayda gaarka ahi ku jirto. Waliba jacaylka kaliya maaha ee in aan dantaada ka fakaro iyo in...
View ArticleNaaneysta Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre
Markii Raiisul Wasaare Maxamed Cabdulaahi Farmaajo uu Raiisul Wasaare u Magacaabey Xasan Cali Khayre la sheegeyna in uu ka yimid Dalka Norway ayaa si aan wax Badan uga ogaado waxaan Teleefonka ka wacay...
View ArticleFarmajo has failed the litmus test of honesty by naming a tainted person for...
I have written favorably of Farmajo in the past (see here: http://www.raxanreeb.com/2017/02/somalia-presidential-elections-2017-time-for-bold-leadership-by-ahmed-bashir/) but his pick for the premier...
View ArticleAfar Dhibaato Oo Walwal Ku Haya Ummada Soomaaliyeed
Dhibaatada Soomaaliya Saddex Arin ayaa Dusha looga saarey waxayna kala yihiin Qabiil, Qori iyo Qaad, hase yeeshe aniga waxaana ku darey Baraha Bulshada oo aan uga dhigey midka Afaraad. 1-Qabiilka...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo “Waxaa bilaaban doona mashaariic lagu horumarinayo tirada...
Muqdisho, 26, feb, 2017– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa maanta kormeer ku tegay carunta Xabsiga Dhexe iyo Taliska Ciidanka Asluubta...
View ArticleKulan Balaaran oo lagu Taageerayey Raiisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ka...
Kulan balaaran oo lagu taageerayey Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaali Xasan Cali Khayre oo uu soo abaabuley Ugaaska Beesha Murusade Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaasi Faracadde ayna ka qeyb galeen...
View ArticleMadaxweynaha oo uga Mahadceliyay Golaha Shacabka Kalsoonidii ay Siiyeen...
Muqdisho, 01, Maarso, 2017- Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa soo dhaweeyay go’aankii taariikhiga ahaa ee ay xubnaha Barlamaanka...
View ArticleAamin Ambulance waxay u Baahan tahay
Sida aan wada ognahay Aamin Ambulace waxay caan ku tahay u gargaarida Qof kasta oo u baahan gargaar Deg deg sida Dadka ku waxyeelooba Qaraxyada, dhaawacyada Xabadaha nool nool, Shilalka Gawaarida,...
View ArticleBayaan ka soo Baxay Ganacsata Soomaaliyeed oo ku saabsan Doorashada Rugta...
Waxaa Xarunta Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir ee Magaalada Magaalada Muqdisho ka soo baxay Bayaan ku aadan Shirweynaha Rugta Gancsiga oo dhawaan lagu qaban Magaalada Muqdisho waxaana Bayaankaas...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha cusub oo xilka kala wareegay R. Wasaarihii hore
Muqdisho, March 2, 2017——Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka degay...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo la Kulmay Warbaahinta Madaxa Bannaan.
Muqdisho (05 Maars0, 2017)- Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay maamulka iyo tifaftireyaasha warbaahinta madaxa...
View Article