Midowga Afrika oo dhisay koox baarta tacadiyadii kufsiga ahaa ee ciidankoodu...
WARSAXAAFADEED Midowga Afrika (AU) oo Dhisaysa Koox Baarta Eedaymahii Six Xun Uga Faa’iidaysi iyo Tacaddi Galmo (SEA) ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM). Mogadishu, Somalia, 17...
View ArticleDadka af soomaaliga ku hadla: hadal dalab leh!
Beryahaan dambe waxaa af soomaaliga kusoo kordhay erey-bixino cusub oo aan loo fiirsan macnaha ay xambaarsanyihiin, cidda bixisay iyo ujeeddooyinka laga leeyahay midna, waxaana ka mid ah: DADKA AF...
View ArticleUnited Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM)
For Immediate Release PRESS STATEMENT 48/2014 UN Special Representative for Somalia condemns attack on AMISOM troops in Hiiraan region Mogadishu, 20 October 2014 – The Special Representative of the UN...
View ArticleDabagal Durista Diin walwaallada: khadar faarax saciid (warfaa)
Mahad Eebbe sarreeye ayaa mutaystay, Ammaan iyo nabdoonaani nebi muxamed dushisa ha daboosho. Gabalkan qoraalka ahi wuxuu dabagal miyirqaba iyo raadguris rasiin ah ku mashqacin doonaa diirashada...
View ArticleMinister of Information: “Confidence building with communities is key to the...
Mogadishu, 21 October 2014 – H.E. Mustafa Duhulow, Minister of Information today hosted an important meeting between AMISOM and Somali Police forces and Civil Society groups in Mogadishu. The aim of...
View ArticleCourt Adjourned and Shabelle Owner and Newscaster Released on bail
Mogadishu, 21 October 2014 The Hearing of the case of Shabelle and SkyFM journalists started at the regional Court on Tuesday morning around 10:00am and lasted for an hour. Judge Hashi Elmi Nor opened...
View ArticleGuddiga Amniga ee Golaha Wasiirada oo Go’aamo ka soo saaray Xallinta...
Shir ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo loo xilsaaray xallinta mushkiladda Gobolka Hiiraan ayaa laga soo...
View ArticleTolkayow inoo kala doora
Nin kasta oo ina ka mid ah wuxuu jecelyahay inuu sharaf iyo karaamo ku noolaado oo aadanuhu qaddariyaan isaga, dadkiisa, diintiisa iyo dalkiisaba, mana jiro nin jecel ama raalli ku ah in la ihaaneeyo,...
View Article21- kii oktoobar: Oktoobarey adaa laha
Bisha oktoobar oo ah bil sooyaalka soomaaliyeed saamaayn wayn ku leh ayaa sanad kasta marka ay soo marta lagu xusuustaa dhacdooyin xiisa badan oo kala duwan, balse taariikhahaas kuwa ugu mudan waxaa...
View ArticleSharci Meheradaha Muslimiinta waqtiga habeenkii ay furinyihiin oo la ansixiyey
Minnepolis: Gudiga horumarinta bulshada iyo sharciyada magaalada Minneapolis ayaa maanta talaada (October 21keeda) meelmariyey isbadel xeerka 13tobnaad cutubka 309 ee la xiriirta sharciga ganacsiga....
View ArticleGuddiga Adeegga Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Booqday Dhaawacyada Ku Jira...
Guddiga Adeegga Bulshada u qaabilsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa booqday shacabka dhaawaca ah ee ku jira isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho gaar ahaanna dadkii shacabka ahaa ee ay...
View ArticleAL-SHabaab Hum Sharul Bariyah !!! ( أُوْلَئِكَ هُمْ شَرُّ الْبَرِيَّةِ )
Horudhac : Akhristoow labo Qolo ayuu Quraanku Sheegay ( أُوْلَئِكَ هُمْ خَيْرُ الْبَرِيَّةِ ) iyo ( أُوْلَئِكَ هُمْ شَرُّ الْبَرِيَّةِ ) Qolo wuxuu ku tilmaamay kuwa khlaa’iqda ugu kheyr Badan iyo kuwa...
View ArticleHayadd SAF oo Furtey Wajigii Labaad ee ka Wacyiyi Gelinta Bulshada ee...
Waxaa Dib loo furey Wajigii Labaad ee ka wacyi Gelinta Bulshada Gudniinka Fircooniga , waxaana Ololahaan uu ka furmey Qaar ka mid Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Gobolka Gedo , Iyadoo Furtaankii ay ka...
View ArticleKulan Bulshada looga Wacyigelinayey Khatarta Xanuunka EBOLA oo ka Dhacay...
Kulan ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen Shirkadda Korantada Banaadir (Beco) iyo Golaha Salaadiinta iyo Dib u heshiisiinta iyo Wacyi gelinta Soomaaliyeed kaasoo looga hadley Cududrka Halista ah ee...
View ArticleOktoobareey 23 Sanno kaddib weli waa la Kufaa Kacayaa
Bisha Oktoobar 21-deeda 1969-kii waxayy ku buuxsameysaa shan iyo Afartan Sano Maaliintii Saraakiil da’yar oo Ciidamada Xoogga Dalka u badan taladii dalka ay la wareegeen Xukuumaddii Rayidka ahaydna ay...
View ArticleCasriyeynta diinta hummaag lagu hungoobey! Qaybta 2-aad
Beloba belo ayey dhashaaye waxaad ogaataa Muctasilada ay Casraaniyiinta bahwadaagta yihiin waxay ka soo alifeysteen Yuhuud iyo Kiristan, waxaa tusaale kuugu filan Muctasiladu waxay yiraahdeen qur’aanku...
View ArticleWar-Saxaafadeed ka soo Baxay Xafiiska Ururka Haweenka Saxafiyiinta...
War Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ururka Haweenka Suxufiiyiinta Soomaaliyeed oo Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ey sida ugu dhaqsiyaha badan ay cadaaladda ku horkeenaan Wariyaasha iyo Maamulada...
View ArticleRW. Cabdiweli oo dalka dib ugu soo laabtay, kana hadlay cudurka dilaaga ah ee...
Muqdisho, 22, Oct, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Burundi, ayaa maanta dib ugu...
View ArticleRidwaan Xirsi” Dooda Kenya ee Badda Soomaaliya waa Dhul Balaarsi marnaba ka...
Wasiirka arrimaha Diinta iyo Awqaafta ayaa si kulul uga hadlay muranka u dhaxeeya labada Dawladood ee Soomaaliya iyo Kenya gaarahaana dhinaca Biyaha. Ridwaan Xirsi Maxamed oo maanta la hadlay...
View ArticleMaxaad kala socotaa xaalada Badda Soomaaliya Oo xiligan ay ku wajahan yihin...
Waraysigan ayaa ka hadlaya dhowr arimood oo muhiim ah, Madaxwayne Xasan Sheekh oo soo cusboonaysiiyey murankii badda una sheegaya wadammada dirksa la ah Soomaaliya dhanka xeebta, inuu wada xaajood kala...
View Article