Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Khudbaddiisa Shir Madaxeedka Afrika iyo Carabta...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta khudbad ka jeediyey shir madaxeedka dalalka Carabta iyo Afrika ayadoo shirkaasina ay Soomaaliya uga...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Soomaaliya wey saxiixi doontaa Heshiiska Caalamiga ee...
Soomaaliya iyo Maraykanka oo aan weli dhaqan gelin Heshiiska Caalamiga ee Xaquuqda Carruurta - Waxay ahayd 20-kii November 1989 markii ay Qaramada Midoobay laga bilaabay dhaqan gelinta iyo saxiixa...
View ArticleMu’asasada Al-Minhaaj oo ka warbixisay wixii kasoo kordhay aagii ay...
Kulan balaaran oo si heesare ah loosoo qaban qaabiyay ayaa waxaa uu ka dhacay Markaska Dacwiga ah ee Al-Rowda Bosaso Kulanka oo ay qabatay Mu’asasada Al-Minhaaj ayaa waxaa goob joog ka ahaa Culimada...
View ArticleBaaq kusocda Madaxweyne Hassan iyo Ra’iisul Wasaare Saacid.
Mudane Madaxweyne iyo Mudane Ra’iisul Wasaare, markahore waxaan idiinka mahad calinaynaa wadashaqaynta wacan ee aad muujiseyn khilaafkan hadda kahor. Waxaa xaqiiqo ah in dalkiina iyo dadkiina...
View ArticleSUDEEFNIMADA SABAB-LA’AAN DHACDEY
(هُوَ الَّذِي جَعَلَ لَكُمْ الأَرْضَ ذَلُولاً فَامْشُوا فِي مَنَاكِبِهَا وَكُلُوا مِنْ رِزْقِهِ وَإِلَيْهِ النُّشُورُ) Ereyadaas quraanka ah waa aayadda 15-aad ee suuradda Al-Mulki. Waxay yihiin bayaan...
View ArticleXasan iyo Saacid oo Furaya Albaabkii Isbedelka !!
Mar aan booqdey mid ka mid ah Hotelada Muqdisho ayaa waxaa ku arkey Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Shan Shan iyo Laba laba u fadhiya mid ka mid oo I garanayey ayaa intuu soo istaagey igu yiri...
View ArticleSiyaasadda Xukuumaddu: Socon Weynaye aan Orodno?
Dabacan Socon weeynaye ma Orodnaa Su’aashaas cid kasta ee mufakir ah ama Dareen garashaba leh wey dareemi kartaa in Ruux Socodkiiba gabay sida uu Orod u Hollin karo ama isugu dayi karo inuu Ordo. Socon...
View ArticleShiikh Maxamed Cabdi Umal oo Magaalada Nairobi ka bilaabey Ururinta gargaar...
iyo Jaaliyadda Birmingham oo gargaar u fidisay dhibbanayaashii daadakii Puntland. iyo Jaaliyada sweden oo deeq lacageed oo dhan 25.000$ gaarsiisay gudiga gurmadka deegaamaday roobabka iyo dabaylaha...
View ArticleDowladda Kenya oo ku Gacan Seyrtay Codsi Uga yimid Qaxootiga Soomaaliyeed ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Kenya ayaa mar uu booqday Xeryaha Qaxootiga Soomaalida ee Dha-dhaab ee Waqooyiga bari ee Dalkaas oo ay ku jiraan Qaxooti fara badan oo Soomaaliyeed .Wasiirka ayaa...
View ArticleWar saxaafadeed: Golaha Wasiirada ayaa maanta dood adag ka yeeshay...
Muqdisho,24, Nov.2013…Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa looga dhagaystay warbixino gudiyo wasiiro oo loo kala diray gobolada...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo ku kala dareeray kulan la doonayey in kalsoonida...
Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Axadii Nov 24, 2013 ku kala dareeray kulan loogu qaybiyey Mooshin la doonayey in xilka looga xayuubiyo ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya....
View ArticleQoondo gaar ah oo loo sameeyey Hay’adda Xadeynta Badda Soomaaliya iyo Hayado...
Shirkii Golaha Wasiirada oo Ansaxiyey Miisaaniyadda 2014 Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodi caadiga, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha...
View ArticleTaliska Ciidamada Amisom ee ku sugan Baydhabo oo la Wareegay Ammaanka Xarun...
Iyadoo Xarunta ADCda Magaalada Baydhabo ay ka socdaan abaabulka Shirka Maamul u Sameynta Gobolada Koofureed ee Soomaaliya ayaa waxaa arrintaa ka warbixiyay Malaaq Shiino oo ka mid ah Odoyaasha Beelaha...
View ArticleDhakafaar | Qore: Xiddig
Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig) Xiddig@gmail.com “Yaa qeexi kara ereygan macnihiisa,” ayuu macalinkii afka Soomaaliga dhigayey ku yiri ardaydii inta sabuuradda “dhakafaar” ku qorey. Waxa uuna sii...
View ArticleDawladda Federaalka Soomaaliaya waxay ka tacsiyaynaysaa khasaarihii dagaalkii...
iyo Ergaygga Gaarka ah ee Xog-hayaha- Guud ee Qarammadda Middobay oo ugu baaqay dadka ku nool Gobolka Sool in ay Nabadda ilaaliyaan. Warsaxaafadeed DFS: Muqdishu, November 30, 2013 ……… Ra’iisal...
View ArticleWarsaxaafadeed: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta Wasaaradda Arrimaha...
Mogadishu, 30,November 2013 –Kulan baroor-diiq ah oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudooomiyaha Baarlmanaka Soomaaliya Mudane Maxamed...
View ArticleXildhibaano ka soo jeeda Deegaanka Taleex oo Cabdiraxmaan Faroole ku Eedeeyey...
Iyadoo Dhawaan uu Dagaal ka dhacay Degmada Teleex ayaa Xildhibaanada Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee kasoo jeeda Gobollada Sool, Sanaal iyo Cayn ee maamulka Khaatumo State of Somaliya ayaa...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo Diidey in uu Hor yimaado Ra’iisul Wasare Shirdoon...
Kulan ay maanta, Axad December 1, 2013 isugu yimaadeen xildhibaanada baarlamaanka DFS oo tiradoodu gaarayso 247 xildhibaan ayaa looga dooday sidii laga yeeli lahaa codsi uu Ra’iisul Wasaraha Dawlada...
View ArticleBaarlamaanka Soomaaliya oo Kalsoonidii kala laabtay Ra’iisul Wasaare Shirdoon
Ra’iisul Wasaare Saacid oo Xilkiisii waayey: Dood dheer kaddib, ayaa Maanta Isniin Deceember 2013 waxaa xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya cod gacan taag ah ugu codeeyeen in xukuumadda Cabdi Faarax...
View ArticleHayadda SCAC iyo Agaasinka Caafimaadka Wasaaradda Adeega oo si Wadajir ah u...
Halkii maalin oo kasta waxaa cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS uu ku dhacaa 7,000 qof oo ku nool dunida dacaladeeda, taas oo ka dhigeysa in halkii saac oo kasta uu qiyaastii cudurkaasi asiibo 300 qof....
View Article