Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Muqdisha oo Laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Madaxbanaanida Saxaafadda.

$
0
0

saxafi4
Munaasibad lagu xusayay Maalinta Madaxbanaadida Saxaafadda Caalamiga ee 3-da May ayaa ka dhacday Hotelka Jazeera ee Magaalada Muqdisho. Munaasibaddan oo ay iska Kaashadeen Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ iyo ARTICLE-19 waxaana ka soo qayb galyn Siyaasiin, Guddiga Baarlamaanka u Qaabilsan Warfaafinta iyo Qaybaha Warbaahinta ka hawl gasha Magaalada Muqdisho.

Furitaankii Munaasibadda ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somaliyeed Nusoj Maxamed Ibraahim Bakistan oo Hambalyo u diray dhamaan Saxafiyiinta Caalamka ku kala sugan isagoona u rajeeyay in Xuskaan Xuskiisa ay ku gaaraan Nabad iyo iyo Horumar.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles